×
About Me
Magacaygu waa Ahmed, waxaan ahay Programmer xirfad sare leh.
Waxaan sameeyaa:
✔️ Website Development
✔️ WhatsApp Systems
✔️ Business Automation
✔️ SaaS Platforms
Waxaan ku suganahay Hargeisa Somaliland,
waxaanan bixiya adeegyo casri ah oo qiimo jaban leh.